Taliye Indho Qarshe oo tagay Deegaan ay la wareegeen Ciidanka Milatariga (Daawo Sawirada)

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) ay wehliyaan saraakiil ciidan ayaa kormeer ku tagay Deegaanka Geed Timir ee gobolka Shabeelaha Dhaxe. Indha Qarshe ayaa kormeeray xero ciidanka Milatariga Soomaaliya ka sameesteen deegaanka Geed Timir , waxa uuna warbixino ka dhageestay saraakiisha ciidanka ee deegaankaasi ku sugnaa. Taliyaha ciidanka Xooga ayaa … Continue reading Taliye Indho Qarshe oo tagay Deegaan ay la wareegeen Ciidanka Milatariga (Daawo Sawirada)